Imaaraadka oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya
By Abdinajib Abdullahi Dowladda Isu Tegga Imaaraadka Carabta ayaa maanta safiir cusub u soo magacowday arrimaha Soomaaliya, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka waddankaasi ee Emirates News Agency, WAM. Safiirka cusub oo lagu magacaabo Ahmed Juma Al Rumaithi ayaa beddalaya…