Ra’isul Wasaare Xamza oo safarkii ugu horreeyay ugu ambabaxay dalka dibaddiisa
By Abdinajib Abdullahi Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safarkii ugu horreeyay tan iyo markii laga magacaabay ugu ambabaxay dalka dibaddiisa Ra’iisul Wasaaraha ayaa magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tunisia uga qaybgali…