Abiy oo qaaday tallaabo lagu soo afjarayo xiisada TPLF
By Abdinajib Abdulahi Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta shaaciyay in dawladda Faderaalka ee Itoobiya ay dhistay guddi wada-hadalo la fura xoogaga gobolka Tigrayga ee woqooyiga dalkaas. Dagaalka ayaa ka qarxay Tigray bishii Noofambar 2020, wuxuuna ku faafay…