Galmudug oo shaacisay waxa lagu sameyn doono haddii lasoo qabto Sheekh Shaakir
By Abdinajib Abdullahi Maamul Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah u shaaciyey tallaabada laga qaadi doono haddii gacanta lagu soo dhigo saraakiisha ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca oo uu ku jiro hoggaamiyahooda Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Taliska booliska Galmudug ayaa shalay…