Saraakiil ka tirsan DF iyo Ganacsato gaaray Bohol iyo Sheekh Shaakir oo lagu wado…
By Abdinajib Abdullahi Waxaa deegaanka Bohol ee Gobolka Galgaduud oo saldhig ay ka dhigteen Ciidamada Ahlu Sunna gaaray Taliyaha Ururka 6-aad ee Guutada 60-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka General Aadan Abshir Nuure Laba-Afle oo wehliyaan ganacsato, Odoyaal iyo Xildhibaan Cali…