Rooble oo soo saaray amar cusub oo la xiriira Muqdisho
By abdinajiba abdullahi Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiinta Wasaaradaha dekadaha, gaadiidka iyo hay’adaha amniga, kaasi oo looga hadlay dhibaatooyinka soo noq-noqday ee haysta gaadiidka xamuulka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray mas’uuliyiinta Wasaaradaha dekadaha,…