DEG DEG: Rooble oo jawaab kulul ka bixiyey warkii kasoo yeeray Farmaajo
by Abdinajib Najib abdullahi Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa jawaab kulul ka bixiyey wareegtadii uu maanta soo saaray madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday, kuna tilmaamay mid baal marsan dastuurka dalka ee ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha. Hoos ka…