Madaxweyne Xasan sheikh oo weerar afka ah ku qaaday mucaaradka kana dhawaajiyay arin culus
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay daahfurka xisbi siyaasadeedka cusub ee hoggaamiyayaasha siyaasadda DFS iyo qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada ayaa sheegay inaan cidna loo joojin doonin dalkana lagu sii hayn doonin doorasho dadban.…