By isxaaq Daadad ayaa ka soo rogmadey magaalada Muqdisho kadib markii roobab culus oo socday…

Ciidamada dowladda oo hadda la wareegay deeganka ceelgaras
By isxaaq Rashiid Ciidamada dowladda ee xogga dalka gaar ahaan Guutada 15aad E qeybta 21aad ayaa dagaal adag kadih hada lawareegey gacan ku haynta magaalada qadiimiga ah ee Ceelgaras Ee gobolka galgaduud
Ciidamada ayaa hadda howlgal miino baaris ah ka wada deegankaasi sida wararku sheegayan
Waxii ku soo kordha amuurtan Boundless MEdia – Somali ayaad kala socon doontan”
This Post Has 0 Comments