Skip to content

Ciidamada dowladda oo howlgalo sameyay iyo fariisimo lala waregay

Ciidamada dowladda somaaliya ayaa deegano dhaca xadka gobolada hiiraan iyo shabeelada Dhexe  howlgalo ka wada  kuwaas oo sida la sheegay burburiyay fariisimo AS aay halkaasi ku laheeyen deegnada hoos yimaada ruunnirgood iyo sidoo kale jalalaqsi oo hiiraan iyo shaabeelada ka kala tirsan ayaa la soo sheegaya in uu howlgalkan ka dhacay sarakisha hogamineysa ayaana shegay in aay sii wadi doonan howlgaladan wax qasaare ah lama soo warin hase ahaate waxa hadda bilabanaya wajiga labaad ee howlgalka AS dalka looga saarayo

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top