Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ee degmada Walanweyn ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallada ay ka fuliyeen degaannada hoostaga degmadaas.
Guddooomiye kuxigeenkii hore ee arrimaha Bulshada degmada Walanweyn Maxamed Xaaji Muqtaar Gacma-dheere ayaa sheegay in degaannada ay howlgallada ka fuliyeen ay ahaayeen kuwo ay AS ku dhibaateyn jireen dadka Shacabka ah
This Post Has 0 Comments