Skip to content

Ciyaartooy caanka ah dunida oo muqdisho gaaray

By isxaaq Ciyaartoyda kala ah Samuel Eto’o  Emmanuel Adebayor iyo waliba Jey jey Okacha ayaa maanta si diiran loogu soodhaweyay muqdisho

Wasiiro madaxda xiriirka kubadda cakta dalka iyo dadweyne kala duwan ayaa ka qeyb qaatay soodhaweyntooda

Booqashada ciyaartoydan ayaa waxaa lagu sheegay mid la doonayo in Soomaaliya aay hesho fursad aay ugu ciyaarto gurigeeda aaysan u baahan dal kale  iyagoona galabta ku ciyaari doona garoonka muqdisho kulankaas ayaana dhex mari doona gudigan fifa ka socda iyo qaarkamid ah haleeyadii qaranka

Booqashada xubnahan ayaana socon doonta 2maalin 

Back To Top