By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u…
Cudurka aafada oo dhalin kara tiro dhan 140,000 ilaa 300,000 oo kiis maalintii wadanka U.S.
Ridwan Ali
Qaranka oo si dagdaga usoo tabinaya in ka badan 70,000 oo xaaladood maalintii, sida lagusoo saaray daabacaada Washington ee kasoo baxday todobaadkan korodh laga dareemay ku dhawaad 60,000 celcelis ahaan malin kasta muda kayar lix bilood.
Justin lessler, oo ah borofesor ku takhasusay dhanka cudurada faafa ee waqooyiga Corolina kaasi oo gacan ka gaystay sidii looga hortagi lahaa Covid-19 inkastoo uu sheegay in uu aad uga cabsi qabo.
Ta ugu wayn ayaa ah in dadku ku rajo wayn yihiin inay ka gudbaan marxaladan adag ee cudurkani ku hayo “ ayuu yiri, isagoo tusaale uga dhigay sida dadka qaarkii u dhayal sadeen aafadan oy ugu jiraan baararka iyo goobaha lagu ciyaaro.
Shaman oo ku tilmaamay in kooxdiisu muujiyeen dadaal dheeraada ee kiisaska afar ilaa shan todobaad gudahooda, halkaasoy jiri doonan tiro kayar hal milyan oo kiis todobaadka oo dhan, cadad ahaan dadka maraykan oo celceliska guud inka badan 140,000 oo kiis laheli karo maalintii.
Modelers ooka tirsan macadka Washington ee uqaabilsan cabiraada caafimaadka iyo qiimaynta oo saadaalinaya baadhis tayadeedu sarayso ilaa bisha ogoosto.
Cudurkan ka dhex jira dadk laga talaalay aya laga yaabaa inuu lamid yahay sidii uu ahaa bishii november” ayuu yiri, sidoo kale hadii dariiqan sii socdo wuxuu saadaaliyay in shan jibaar uusii kordhayo caabuqani.
Waxay qaadanysaa ilaa iyo Shan maalmood inaad dareento xanuun iyo inaad isku aragto cudurka, waxa aan hada ku dhaqaaqayo aya ah sida “ xirashada afdabool iyo kala fogaanshaha meelaha dadku ku badan yihiin “ ayuu yiri Dowdy.
Qaybo u qaabilsan waajibaadka talaalka ayaa dhawaan lasoo saaray, California dad badan ayaa la talaalay arbacadii.
Taariikhda socota oo lagu tilmaamayo in Talaalku noqday mid amaan ah Dowdy wuxu sheegay marka cudurkani siibato in faaiidooyinka talaalku sii balaadhanayaan.
This Post Has 0 Comments