Skip to content

Dad ku geeriyooday qarax ka dhashay haan shidaal dalka Koofur africa

By isxaaq Rashiid 24 Qof ayaa ku geeriyooday Haaman Gaas ah oo ku qarxay xaafada Boksburg ee ka tirsan Degmada Ekhuruleni ee gobolka Gauteng

 

Afhayeen u hadlay kooxaha gurmadka deg deg ah ayaa warbaahint u sheegay in haamanka gaaska ee qarxay looga shakisanyahay in ay ay adeegsanayeen koox si sharci daro ah u qodonayay godadadka macadnta laga qodo

 

Dadka ku geeriyooday musiibada Boksburg ayaa sida la sheegay waxaa ku jira caruur, waxaana jirta cabsi laga qabo in khasaaraha uu sii kordho

 

Dhanka kale waxaa socda baaritaan lagu ogaanayo waxa dhaliyay musiibada

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top