By isxaaq Rashiid Ergayga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa Magaalada…

Dagaal khasaare ka dhasheen ayaa ka socda Duleedka ciid ciidka mahaddey
By isxaaq Rashiid Dagaal ayaa ka socda dhul beereedka ciidciidka Jeembilow ee Mahadaay oo ay AS muddo bil ka badan ku jiraan, dhulkaan oo howd ah ayey xubno ka tirsan AS galeen muddo laga joogo bil.
ciidanka ayaa maanta dagaal xoogan ku qaaday sida ay waraku nagu soo gaarayaan, waxaana ka dhacay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo inta la xaqiijiyey 1 askari ayaa dhintay 2 way dhaawacmeen.
Wax guul ah wali ma sheegan saraakisha dowladda waxii ku soo kordha Boundless ayaad ka daalacan doontan
This Post Has 0 Comments