Skip to content

Dagaal u dhexeeya Alshabaab iyo ciidanka Jubaland oo ka dhacay duleedka Kismaayo

by isxaaq Rashiid Dagaal u dhexeeya Alshabaab iyo ciidanka Jubaland ayaa ka dhacay degaanka Buulo Xaaji ee hoos taga magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose.

dagaalkan ayaa yimid kadib markii ay ciidamada Jubaland weerareen degaankaas oo fariisin u ah Alshabaab, lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top