Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

DEG DEG Agaasimihii Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo is casilay
By isxaaq rashiid gordhow C/qaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkii hey’addaas, isagona u gudbiyay gudbiyay istiqaaladiisa Wasaaradda Amniga Gudaha.
Masuulkan ka mid ahaa 18 xubnood oo Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ku eedeysay musuq maasuq iyo lunsasho xoolo dadweyne” aqiros qoralka ku xusan warqaddan uu soo saaray
This Post Has 0 Comments