Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

DEG DEG Dab markale ka kacay Jigjiga
By isxaaq Rashiid Xaafada 14aad ee magaalada jigjiga ayaa hada gubaneysa gurmadka dab damiska ayaa wada dadaal kii ugu danbeeyay lagu dami lahaa dabkaas xalay ayeey aheyd markii dab khasaare xoogan geystay uu ka kacay Suuqa weyn ee Jigjiga kaas oo dad badani ku hanti beleen”
This Post Has 0 Comments