Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

DEG DEG Dil ka dhacay muqdisho iyo Dad careysan oo dibadbax dhigaya
By isxaaq Rashiid Shacab careysan ayaa isugu soo baxay isgoyska tarabuunka kadib dil ka dhacay halkaasi.
Dibad baxayaasha ayaana xirtay wadada waxayna gubayaan taayaro, iyadoo halkaasi ay soo gaareyn Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada, waxaana goobta yaalla meydka marxuumka la dilay”
This Post Has 0 Comments