By isxaaq Daadad ayaa ka soo rogmadey magaalada Muqdisho kadib markii roobab culus oo socday…

Dowladda iyo As oo ku dagaalamay Duleedka Muqdisho
By isxaaq Rashiid Xubno Tirsan Alshabaab ayaa weeraray Xalay kusoo qaaday Xarun Ciidamada Federaalka Soomalaiya ay ku leeyihiin degaanka Arbacoow oo ku yaala duleedka Degaaanka Ceelasha biyaha .
Ciidamada Dawlada Federaalka iyo Xubnihii Alshabaab ee Halkaas Weeraray ayaa isweedaarsaday Rasasta Nuucyadeeda kala duwan balse xaalada ayaa saakay degan lamana oga khasaaraha soo kala gaaray dhincayada halkaas ku dagalamay.
Xarunta la weeraray ee Ciidamada Dawlada Federaalka ay ku leeyihiin degaanka Arbaco ayaa waxa ay ka mid tahay Xarumihii ay Wareejiyeen Ciidmada Hawgalka ATMIS kuna wareejiyeen Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya.
This Post Has 0 Comments