Skip to content

Dowladda Soomaaliya oo aqoonsatay Maamulka SSC khaatumo

By isxaaq Rashiid Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxaafadeed rasmi ah oo kuwajahan Aqoonsiga maamul ee deegaanada SSC-Khaatumo.

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay aqoonsan tahay bayaanka Isimadda SSC-Khaatumo ay soo saareen 6-dii Feb, kaas oo sheegayay in aysan katirsaneyn Puntland iyo Somaliland, balse ay hoostagaan dawladda Federaalka.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top