Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa…

Emmanuel Macron, oo aay xaaskiisa dharbaaxday maxa laga yiri
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa wajahaya hadal hayn weyn kadib markii muuqaal laga duubay isaga oo ay dhirbaaxayso xaaskiisa Brigitte, Muuqaalkan oo laga duubay garoonka diyaaradaha ee Hanoi, Vietnam, ayaa si weyn ugu faafay baraha bulshada.
Xafiiska Madaxtooyada Faransiiska ayaa ku sheegay in dhacdadani inaanay ahayn khilaaf dhab ah balse ay ahayd wakhti ay isdejinayeen Lamaanahani.
Waxana dadka faransiisku arinkan ku tilmaameen in haweenku caruur u heystaan ninka ka yar arinkaan ayana baraha bulshada aad looga hadal hayaa