Madaxweyne Xasan sheikh oo shir uga qeeyb galaya Magaalada Nairobi
By isxaaq Rashiid Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika uga qeybgalaya magaalada Nairobi Kenya. Shirkan oo ah mid heer madaxweyne ayaa waxaa sanadkan diirada lagu saarayaa dib u qaabaynta qaab-dhismeedka Maaliyadeed ee Afrika. Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb geli doona madaxweynayaasha dalalka Africa…