Skip to content

Views Navigation

Event Views Navigation

Today

Congress Square Market

Sunday, August 15th 11am – 3pm Price: free Registration: not required Description: Congress Square Market is back! This open-air, COVID-safe shopping experience features some of our beloved neighborhood shops as well as local makers and artists. Vendor lineup to date: Beth Zebal Pottery Little Chair Printing Timblebee R Nicole Studio Roots and Co. Cultivated Thread League of…

Suuqa afgooye oo gabi’ahanba xiran iyo xiisad ka taagan halkaasi

By isxaaq Rashiid Wararka ka imaanaya Degmadaa Afgooye ee gobolka shabeelaada Hoose ayaa sheegaya in gabi’aahanba Goobihii ganacsiga Suuqa degmada Afgooye uu saakay xiran yahay   Wararka ayaa sheegaya in Ganacsatada Suuqa degmadaa Afgooye ee gobolka shabeelada Hoose maanta ay go’aan ku gaareen in ay xeraan suuqaasi .     Goob jooge laa hadlay Boundless…

Maxkamadda ciidamada oo xukuno ku ridday xubnahii ka tirsana Maamulka degmada hodan ee la shaqeenayay AS

by isxaaq Rashiid Maxkmadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa soo saartay xukunka koox ka shaqaynaayey degmada Hodon oo agaasime waaxeedyo ku jiraan: 1- Cabdiraxiin Maxamed Cusmaan Jimcaale (Macruuf), Maanta ayey Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamadda ku xukuntay 10 sano oo Xabsi Ciidan ah. 2- Shariif Nuur Cali Aadan Ayaanle (Shariif Owliyoo) oo ahaa…

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal nuuca ballistic ah

By isxaaq Rashid Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal nuuca ballistic ah, xilli Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ay ka digayeen horumarinta hubka Nukliyeerka ee Xukumadda K.waqooyi. Saraakiil ka kala tirsan dalalka Kuuriyada Koonfureed iyo Japan ayaa sheegay in gantaalka Ballistic ah oo ku dhacay meel u dhow badda Japan. Kuuriyada Waqooyi ayaa dardar galineysa in ay…

Qooysas ku go’doonsana deegano katirsan Jubbaland oo la soo badbaadiyay

By isxaaq Rashiid Qoysas  Haween iyo Caruur u badan oo muddo laba maalmood ah ku go’doonsanaa fatahaad saameysay wabiga deegano hoos taga degmada Jamaame ayeay ciidamada Jubaland soo badbaadiyeen. Xubno isugu jira Xildhibaano heer Federaal ah, Wasiiro ka tirsan Jubbaland, siyaasiyiin, Lataliyaal sare aqoo nyahano iyo masuuliyiin kale ayaa socdaal ku tagay degaanada waqooyi ee…

Bannaanbax looga soo horjeeday heshiiskii Somaliland & Itoobiya oo Muqdisho ka dhacay

by isxaaq Rashiid Dibadbax ballaaran oo uu soo aggaasimay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho kaas oo kasoo qeyb galeen Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan DFS, Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Guddoomiye Ku-xigeenada Maamulka Gobolka, Xoghayaha Guud iyo kumanaan ka tirsan shacabka Caasimadda, Dibadbaxaasi oo lagu…

Midowga Afrika oo Wadahadal ugu baaqay Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya

by isxaaq Rashiid Midawga Afrika ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya , kadib markii magaalada Addis Ababa, ay heshiis is-afgarad ah ku kala saxiixdeen Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Guddoomiyaha Midawga Afrika ayaa ku baaqay in la ixtiraamo midnimada iyo madaxbanaanida dalalka xubnaha ka ah…

Faah faahino laga helayo madaafiic lagu garaacay Degmada Ceeldheer Ee galgaduud

Wararka naga soo gaaraya degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay saqdii dhexe ay Al-Shabaab weerar madaafiic ah ku qaadeen degmadaas. Goobjoogayaal ku sugan degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in hoobiyeyaasha ku dhaceen bannaanka hore ee Saldhigyada Ciidamada, hayeeshee weli aan la shaacin khasaaraha ka dhashay hoobiyeyaashaas. Sidoo kale…

Madaxweyne Xasan sheikh oo shir uga qeeyb galaya Magaalada Nairobi

By isxaaq Rashiid Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika uga qeybgalaya magaalada Nairobi Kenya. Shirkan oo ah mid heer madaxweyne ayaa waxaa sanadkan diirada lagu saarayaa dib u qaabaynta qaab-dhismeedka Maaliyadeed ee Afrika. Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb geli doona madaxweynayaasha dalalka Africa…

Back To Top