Skip to content

Views Navigation

Event Views Navigation

This Month

Latest Past Events

Madaxweyne Xasan sheikh oo shir uga qeeyb galaya Magaalada Nairobi

By isxaaq Rashiid Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika uga qeybgalaya magaalada Nairobi Kenya. Shirkan oo ah mid heer madaxweyne ayaa waxaa sanadkan diirada lagu saarayaa dib u qaabaynta qaab-dhismeedka Maaliyadeed ee Afrika. Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb geli doona madaxweynayaasha dalalka Africa…

Faah faahino laga helayo madaafiic lagu garaacay Degmada Ceeldheer Ee galgaduud

Wararka naga soo gaaraya degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay saqdii dhexe ay Al-Shabaab weerar madaafiic ah ku qaadeen degmadaas. Goobjoogayaal ku sugan degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in hoobiyeyaasha ku dhaceen bannaanka hore ee Saldhigyada Ciidamada, hayeeshee weli aan la shaacin khasaaraha ka dhashay hoobiyeyaashaas. Sidoo kale…

Back To Top