skip to Main Content

Galmudug oo digniin culus ka soo saartay jarista iyo ka ganacsiga dhuxusha

By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ee Galmudug  Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille (Mareexan) ayaa war Qoraala ka soo Saaray Jariska Dhuxusha oo Aad looga Isticmaalo Degaanada Gobolka Mudug .

Qoraalka ayaa waxaa lagu xusay in tallaabo cad laga qaadi doono cid allaala ciddii lagu helo jarista iyo ka Ganacsiga dhuxusha, iyada oo looga digay dadka xilligaan ku howlan, iyada oo dhowr jeer digniintaan ay soo saareen Maamulka Galmudug.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top