Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa…

Gen.Maxamed xirsi moorgan oo geeriyooday
Jen Maxamed Xirsi Morgan ayaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada Nairobi
Mas’uuliyiin iyo xubno ehelkiisa ka tirsan ayaa warbaahinta u xaqijiyay geerida Jeneraalka
AUN Jen Morgan oo xilal kala duwan kasoo qabtay dawladii kacaanka ayaa waayahaan ku noolaa degaanada Puntland
Taariikhdiisa halkaan kala soco goor dhow haddi Eebbe idmo