Skip to content

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Sufurow oo shir gudoomiyay shirka amniga

By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha magacaaban ee Gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa shir guddoomiyay shirka amniga gobolka Hiiraan.

 

Guddoomiye ku xigeenada gobolka Mayarka Beledweyne Saraakiisha amniga gobolka guddoomiyayaasha degmooyinka gobolka iyo madaxda kale ee maamulka ayaa kulanka ku sugan.

 

Guddoomiye Cabdullahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa ammaanay shaqada adag oo madaxda maamulka u haayaan bulshada, waxuuna dhanka kale faray madaxda maamulka gobolka iyo kan degmooyinka in aay ka shaqeeyaan adkeynta amniga sii laba jibaaraan howlgalka ka dhanka ah AS, iyo in aay sii wadaan howlaha la xariira Dib-u-Heshiisiinta is dhaxgalka bulshada iyo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa qoysaska ka barakacay howlgalka AS ka dhanka ah ee Hiiraan ka socda.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top