Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey…

Hay’ad Ka shaqeyn Donto Kobcinta Geska Afrika oo la Daahfuray
By Ayanle Dhiire
Hay’ad Lagu magacaabo Nuture Hon Afrik Foundation kana Shaqeyn Dontoo taakuleyntaa Dadka Geska Afrika Aya laanteda Geska Afrika laga Furay magalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya, Hay’adan Aya waxaa Aasaasay Dr Abdullahi Ali Bare oo Ah Aqonyahan somaaliyeed oo Kunool Gobolka Maine ee Dalka Mareykanka Dr Abdullahi oo sido kale na Ah Asasaha iyo madaxa Hay’ada Getway Community service oo Ka hawlgasho Cariga mareykanka Aya Mar uu ka warbixinayay Ujedada Loo Asaasay Hay’ada Nuture Hon Afrik Ay Tahay kadib markii uu arkay Baahiyaha Ay Qaban Dadka Gobolkan Geska
” Hay’adan oo lagaso dhisay magalada Portland Gobolka Maine ee Dalka mareykanka Aya sida uu madaxa hay’ada sheegay waxa Ay shaqeyn Dontaa Waxbarashada sida in ay iskulaad kadhisto goobaha aysan kajiriin, In Ardayda Dhameyay iskuulaadka ee aan heliin fursado ay jamaacad ku aadan in laga caawiyo ‘ Cafimaadka, sida in Ay cisbitaalo Dhisaan Goobaha Caafimaadna Ay qalab geyaan, Waxa uu sido Kale sheegay in Ay donayaan in ay isku xiraan Dadka Gobolka Geska Afrika iyo waqoyiga America!
Madax kasoctay wadamada somalia iyo kenya oo kaso Qeyb Galay Xaflada Xariga looga jarayay Hay’ada Aya siweyn uso dhweyay iyago kutilmamay wax aad loogu farxo , Qaar kamida Xildhibanada Gobolka waqoyi Bari kumatalo Barlamanka Dalka Kenya Aya sheegay iyago in ay Rajo weyn ka qabaan waxyaabaha ay so bandhigeen Madaxda Hay’ada ‘
Dadka gobolka Geska Afrika’ Aya dhibaatoyiin badan la kulmo wakhtiyada abaaraha iyado muddoyiinkii Dambe ay so noqnoqdeen Abaaraha kadib isbadalka cimiilada addunka, inta badan Dadka xoola dhaqatada u badan ee Gobolkan waxa ay wajahaan wakhtiyo adag ‘
This Post Has 0 Comments