Skip to content

Khasaare ka dhashay Hoobiyaal ku soo dhacay Xaafado ka tirsan Muqdisho

By isxaaq Rashiid Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay hoobiyeyaal  ku soo dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho kuwaas oo sababay khasaare dhimasho iyo Burbur isugu jira.

Hoobiye ku soo dhacay Guri ay dagan yihiin dad shacab ah oo ku yaalla xaafadda  degmada Boondheere ayaa waxaa ku dhintay  Qof dumar ah sidoo kalena uu bur bvuriyay qol ay jiiftay Haweeyneydaas oo bur buray .

Sidoo kale Hobiyaasha ayaa ku so dhacay sida wararku ay sheegayaan  Xaafado ku yaalla nawaaxyga Madaxtooyada Soomaaliya illaa hadda lama soo sheegfin Khasaare ka dhshay Hoobiyaashaas.

Amaanka Magaalada Muqdisho ayaa maamihgi la soo dhaafay degaana inkastoo marka laga reebo qaraxyada lala bartilmaameedsado  Xarumaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo shaqaalaheeda.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top