By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo ku sugan degmada Walanwyen…
Kulamo ka socda baladweyne iyo maamulkii hore oo wali diidan xilka qaadistii lagu sameeyay
By isxaaq Rashiid
magaalada baladweyne waxaa ku kulmay Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Hirshabeelle Yuusuf Xagar Dabageed iyo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Sufurow oo kulan looga arrinsanayo xaalada gobolka Hiiraan la qaatay odayasha Dhaqanka mid kamid ah beelaha daga Gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha cusub ayaa bilaabay la kulmidda odayaasha Dhaqanka iyo waxagaradka Gobolkaasi, waxaana la filayaa in ay goordhow warbaahinta la hadlaan kana war bixiyaan waxyaabihii looga hadlay shirkaan.Dhanka kale Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan cali jeyte Osmaan ayaa ku sugan gudaha magaaladda baladweyne.
This Post Has 0 Comments