Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Kulanka golaha shacabka oo buuq iyo Natiijo la’aan ku soo dhamaaday
By isxaaq Rashiid kulanki Golaha shacabka ee maanta oo buuq kusoo dhammaaday kadib markii ay xubnaha isku khilaafeen agendaha shirka oo guddiga joogtada uu ka dhigay inuu wasiirka amniga hor yimaado oo su’aalo la waydiiyo lkn xubno ka tirsan guddiga amniga baarlamaanka ay diideen mooshin ka keeneen arrintaas.
guddoonka golaha shacabka ayaa xallin waayey is hor taaggii xubnaha golaha diidanaa wadiirka amniga.
This Post Has 0 Comments