skip to Main Content

Jubbaland qof nuuce ah ayeey u bahantahay akhriso

By isxaaq Rashiid Jubbaland waxey hadda ku jirta xalad u bahan badbaado siyaasadeed Ama hogaamin ku dhisan Aqoon howlkarnimo &Cadalad

Deeganku waa mid ballaaran hase qeybo kamid ah ka ayaa ka maqan kacanta dowladda jubbaland halka qeybo kalena aay ka jiraan abaaro sameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada

Muddo fog ayeey dadka reer jubaland ku tahayen hogaamiye samata bixin kara bulshada degan jubaland iskuna wadi kara

sabar badan kadib hadda yeey markoodi tahay oo waxa dhagaha dadka reer jubaland ku soo dhacaya fariimaha sheegaya in Dr Prof Abdulahi Ali barre uu kamid noqday xubnaha u tartammaya Kursiga ugu sareeya Jubbaland si uu ugu qidmeeyo bulshadiisa

Musharax madaxweeyne Abdulahi Ali barre Waa aqonyahan lagu daray gacanacsade geediga nolashiisana ka soo bilaabay magalada Xarunta u ah Jubaland ee kismaayo ilaa cariga dalka mareykanka intiisa ugu badanna waqtigiisii ku soo qaatay u adeegista bulshada Soomaliyeed si gaar ah dadka reer jubaland

Prof-Waa aqoonyahan heysta Shahaadada BHD waxana uu muddo ka soo shaqeeyay Hay’adaha samafalka

Dadka reer jubbaland waxa hadda la gudboon in aay garab istaagan sidii aqoonyahanku uu u smatabixin lahaa Waa shaqsi samata bixin kara jubbaland

Waxuu la soo shir tagaya Cadaalad Ka shaqeynta Amniga& jubbaland oo Wada xur ah barwaaqana ah

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top