skip to Main Content

Madaxii As u qaabilsana Deeganka buula Xaaji oo isa soo dhiibay

By isxaaq Rashiid Afar xubnood  oo ka mid aha saraakiishaa AS ee deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubbada hoose ayaa isu dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland.

Saraakiisha isa soo dhiibay ayaa kala ahaa Amiirkii tuulada Buulo Xaaji, madaxii maaliyadda AS ee degaankaas, madaxii Sirdoonka iyo  sarkaalkii u qaabbilsanaa Zakawaadka.

Isa soo dhiibista Xubnahaan ka tirsan AS ayaa ku soo aadeysa Xuulu Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa degaanka  Hawlgallo ka dhan ah AS maalmihii la soo dhaafay ay ka wadeen degaano ka tirsan gobolka Jubada Hoose .

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top