skip to Main Content

Madaxweye kuxigeenka Jubbaland oo gaaray gedo iyo sababta

By isxaaq Rashiid Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Gedo iyo kan degmada Luuq iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Ujeedka safarka Maxamuud said aadan ayaa lagu sheegay in uu hor udhac u yahay wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Maamulkaasi Jubbaland Axmed maxamed islaam

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top