Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Madaxweynaha keenya oo warqadaha safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaliya
by isxaaq rashiid Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhiya Nairobi Ambassadoor Jibriil Ibrahim Cabdulle oo dhawaan madaxweyne Xasan Sheekh u magacaabay xilkaas.
Amb Jabril Ibrahim Abdulle oo kasoo shaqeeyey nabdeynta iyo dib dhiska dalka tan iyo xilligii Burburka horane Musharrax madaxweyne usoo noqday ayaa dhawaan loo magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, waxa uuna bedelay Amb Tarsan oo hore u ahaa safiirka Soomalaiya Kenya u fadhiya
This Post Has 0 Comments