Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Madaxweynaha koofur galbeed oo gaaray buurhakaba
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Safar Shaqo kuso gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.
Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada, Saraakiisha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Wafdiga Madaxweynaha kuso dhoweyey Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.
Madaxweyne laftagareen ayaa halkaasi ka billaabaya kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo qeybaha kala duwan ee Bulshada, Maamulka degmada iyo Sarakiisha Ciidamada.
This Post Has 0 Comments