skip to Main Content

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud oo gaaray dalka keenya iyo ujeedka safarkiisa

By isxaaq Rashid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nayroobi halkan oo uu ku joogayo safar shaqo oo hal maalin ah.

Madaxweynaha ayaa kulan la qaadan doono dhiggiisa dalka Kenya Mudane Wilam Ruto oo ay kaga arrinsanayaan , iskaashiga labada dal ee ciribtirka argagixisada Alshabaab oo caqabad weyn ku ah horumarka, xasilloonida iyo nolosha shucuubta gobolka iyo danaha Soomaaliya iyo Kenya,

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top