Skip to content

Madaxweyne Guudlaawe oo abaabul dagaal ka wada Shabeellaha Dhexe iyo arimo xasaasi ah

By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo wada abaabulka dagaalka ka dhanka ah AS  ayaa mabooqasho ku tagay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe

Madaxweynaha oo socdaalkaan booqashada ah ay ku wehliyeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiiin, Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Taliyaha Guutada 3aad Qeybta 27aad ee CXDS Taliyaha Ciidanka Booliiska Hirshabeelle iyo Masuuliyiin kale ayaa jeedkoodu ahaa abaabul bulsho oo ka dhan ah AS

Madaxweynaha oo boqolaal dadweyne ah dhawan  kula hadlayay deegaanka Guulane ayaa ku bogaadiyay sida geesinimada leh ay ku wajaheen AS   isagoo markale ugu baaqay inay usoo baxaan dhameystirta iyo baabi’inta cadowga dhibaatada ku haya shacabka Soomaaliyeed

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top