By Abdinajib Abdullahi (Boundless media)_Istraatiijiyada dalalka reer galbeedku ka lee yihiin dalalka kale ee danahoodu…

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa cawa shir gudoomiyay kulan amniga looga hadlayay
By isxaaq Rashiid Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeen Galmudug Ali Dahir Eid ayaa Shir gudomiyay Shir lagu dardargalinaya Howlgalada ka dhanka ah AS ku sugan qaybo ka mid ah Galmudug.
Shirkaan oo ay ka so qaybgaleen Saraakisha Ciidamada kala duwan ee Qaranka iyo kuwa Galmudug ayaa lagu so dhaweyay hormarada Ciidamada Xoogga , Darwiishta Galmudug iyo Ciidanka Deeganka ay ka sameyeen Dagaalada AS.
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Shirkaan ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in AS lagu jabiyay Dagaaladii ugu danbeyay ee Galmudug ka dhacay waxana u faray Ciidamada in ay sii laba jibaaran.
Ugu Danbeyn Shirkaan ayaa lagu kala qaatay awaamir horleh oo sare logu qaadaayo Amniga Galmudug.
This Post Has 0 Comments