Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Madaxweyne Xasan sheikh oo Vila Soomalia ku qaabilay Samuel Eto’o .Adebayor iyo Jey Jey Ochojaa oo shalay muqdisho soo gaaray
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Eto’o oo ah Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Cameroon, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha oo booqasho taariikhi ah ku timid dalka.
MadaxweyneXasan sheikh ayaana ugu mahadceliyay booqashadooda Soomaaliya “