Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Maxaa ka soo baxay kulankii gordhow aay Muqdisho ku yeeshan Madaxweyneyal hore Shariif sheikh axmed iyo Farmaajo
By isxaaq Rashiid Madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii 7aad Shariif Sheekh Axmed, kulankan oo ah kii u horreeyay oo dalka gudihiisa ku yeeshaan kaddib heshiiskii Ankara September 2023 oo hordhac u ahaa isbaheysi siyaasadeed oo ay sameystaan.
Labada Madaxweyne hore ayaa ka wada hadlay arrimaha siyaasadda ee dalka, gaar ahaan arrimaha wax ka bedelka Dastuurka oo dooddiisu ka socoto Baarlamaanka Federaalk, waxayna soo jeediyeen in wadatashi ballaaran laga yeesho arrimaha Dastuurka.
This Post Has 0 Comments