By Abdinajib Abdullahi (Boundless media)_Istraatiijiyada dalalka reer galbeedku ka lee yihiin dalalka kale ee danahoodu…

Maydad uraya ayaa gobolka u horseedaya inay xidhaan meheradda ee magaalada Lewiston.
Ka dib markii la helay hadhaaga 11 qof oo dhax yaala qaboojiye aan shidnayn halkaas meydkii ku uray usbuucii la soo dhaafay, maamulayaasha gobolka ayaa gudbiyay amar Isniintii lagu joojinayo howlahooda iyo ruqsadda aaska ee milkiilaheeda.
Askari baadhe ah ayaa booqday meheradaas maalintii khamiistii halkas ku arkay meyd aan qabooji ku jirin, uu urdaradeed joogiwayay. Ugu yaraan 8 meyd ayaa banaanka yaalay ilaa bishii shanaad dhaxdeedii sida uu sheegay baadhaha.
Xukumiyayaashu waxay u arkeen inay xaaladdu tahay mid khatar ah oo ay ku dhaqaaqeen tallaabo deg deg ah oo ay ku joojinayaan meheradda. Meherada waxaa laga xanibay 30 maalmood, inta uu guddigu ka dhageysanayo kiiskaas. Mid ayaa la qorsheeyay inuu dhaco maanta 13-ka July.
This Post Has 0 Comments