Skip to content

Musharax madaxweyne Dr Abdullahi ali ayaa hambalyo u diray ciidamada jubbaland iyo kuwa dowladda oo guul weyn ka gaaray dagaalka AS

By isxaaq Rashiid Musharax madaxweyne dowwlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Dr Abdullahi ali Ayaa hampalyo u diray ciidamada darawiishta Jubbaland oo maanta jabiyay cadawga khawaarijta Alshabaab.

Waxaan hambalyo udirayaa ciidamada daraawishta ee Jubaland guusha ay ka gaareen weerarka argagixisada. Ciidamada Jubaland waxay ku suntanyihiin dhabar adayg iyo geesinimo.
Ciidamada Jubaland waxay mudanyihiin in kor loo qaado daryeelkooda, sidookale-na la xanaaneeyo dhaawacooda iyo agoonta ay ka baxeen geesiyada shahiida

Balanteenu waa Jubaland qaada wadada horumarka iyo wadalahaanshaha.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top