Skip to content

Puntland oo duur joog dib ugu celisay goobahi laga soo qabtay

Qoraal kasoo baxay wasaaradda degaanka m/mulka Puntland ayaa lagu sheegay inay soo furteen deerooyin iyo diin lagu hayay goob ganacsi oo ku taala magaalada Garoowe
Qoraalkaan waxaa lagu sheegay in labo deero iyo labo diin ay ka qaadeen xarun ku taala Garoowe kuwaasoo lagu quudinayay raashin aan caafimaad ahaan u wanaagsanayn sida wasaaraddu sheegtay
Labada deero ayaa la sheegay in la geeyay xarun ku meel gaar ah halka labada diinna lagu celiyay degaankoodii dabiiciga ahaa
Halkaan ka akhriso qoraalka kasoo baxay wasaaradda degaanka ee Puntland

Back To Top