Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Soomaaliya iyo dalal kale oo isku raacay in aan laga aamusin xaalada Gasa
By isxaaq Rashid Shirka wasiirrada warfaafinta jaamacadda carabta oo ay Soomaaliya qayb ka tahay oo ka dhacay caasimadda Manaama ee dalka Baxrayn ayaa looga hadlay sidii warbaahinta Carabtu cod ugu noqon lahayd qadiyadda Gasa.
Shirka ayaa ku soo beegmaya xilli ay xaalad cakirin iyo duqaymo ka socdaan deegaanka Rafax ee koonfurta magaalada Gaza halkaasi oo ay dad badan ku dhinteen kuwa kalana ay ku barakacee
This Post Has 0 Comments