skip to Main Content

Soomaliland oo xabsiga ka sii deysay wariye Caanka ah deeganadeeda kaasi oo u xirna

By isxaaq Waxaa Goordhow xorriyaddiisa dib u helay oo Xabsiga laga siidaayay Guddoomiyaha MM-TV, Maxamed Cabdi Ilig oo mudo 43 Maalmood ku xirnaa Xabsi kuyaala Hargeysa sida uu baahiyay Telefishinka MM TV

Maamulka Soomaliland ayaa dhoowr jeer oo hore wariyahan u xiray waxana inta badan dhacda in wariyaasha deeganadas leyska xiro iyadoona wax maxkamadda ah la soo taagin “

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top