By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u…
Taalibaan oo qabsatay magaaladii 10-aad ee Afghanistan
by abdinajib abdullahi
Kooxda Taalibaan ee ka soo horjeedda dowladda wadanka Afghanistan ayaa maanta gacanta ku dhigtay magaaladii tobnaad ee dalkaasi.
Waxay la waregeen gacan ku haynta magaalada Ghazni.
Waxaa ka sii horreysay magaalada Lashkar Gah ee gobolka Helmand.
Wararka ayaa intaa ku daraya in la qabtay duqii magaalada Ghazni xilli uu halkaasi ka cararayay.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo sirdoonka Maraykanka uu sheegaya in hadii aan laga hor tagin Taalibaan ay caasimadda Afghanistan ee Kabul kula wareegi doonto 90 cisho gudahood.
xaquuqda weydhowrantahay:Boudless media
This Post Has 0 Comments