by isxaaq Rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan…

Taliyaha ciidanka Boooliska oo u dhoofay serbia
By isxaaq Rashiid Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo General Sulub Axmad Firin iyo Wafdi saraakiil Boliiska ah oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Serbia.
Taliyaha ayaa casuumaad ka helay Safaaradda uu dalkeenu ku leeyahay dalka Seerbiya, safar shaqo oo 4 casho ah ayuuna ku joogi doonaa dalkaas isagoo la kulmi doono dhiggiisa Serbia.
This Post Has 0 Comments