Skip to content

Wafdi uu Hogaamianyo Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray dalka Itoobiya

by isxaaq rashiid Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa xalay booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia.

Wasiirka oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Dalka Ethiopia, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Ethiopia.

Wafdiga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Madaxda katirsan Dowlada Ethopia iyo  Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top